Beeraleyda Qudaarta Cagaaran ee Degmada Xudur Oo codsadey in laga caawiyo Ceelal ay ku warabistaan Beerahooda

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqolal beeraha lagu waraabiyo ceelasha biyaha ee Degmada Xudur xarunta gobolka bakool ayaa xiligaani ah dhamaan kuwo ay ka dhamadeen biyihii lagu waraabinaayey beerahaasi, iyadoona weli jirin roobab ama biyo kale oo lagu badbaadin karo qudaarta cagaaran ee ku yalaan meelaha ka baxsan Magaalada iyo kuwa ku dhax yalaan guryahaba.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here