Qaar ka mid ah barakacyaasha ku nool kaamka loojer Ee Magaalada Baydhabo Oo Hay,addaha samafalka ka codsadey Gar gaar deg deg ah.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamka loojer weyn oo ka mid ah kaamamka ku yaala duleedka Magalada Baydhabo ayaa waxaa ku nool ku dhowaad labo boqol oo Qoys kuwaasi ka soo barakacay degaanada konfur galbeed soomaliya Ayigoo siyaaba kala duwan uga soo barakacey degaanadooda.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here