Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waqtigaan La joogo waxaa sii dhamaanaya Xili Roobaadka Xagaaga Iyadoo lagala doono Xili Roobaadka Deyrta Beeralayda Soomaaliyeed ayaa isu diyaarinaya Sidii Xili Roobaadka Soo socota ay uga Faa’ideysan lahaayeen Maadama Xili Roobaadkii Lasoo dhaafey uu ahaa mid Biya yaraa.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade