Munaasabad lagu dhiiragalinaayey Ardayadii kaalinta koowad ka gashay imtixaanka fasalka 8aad ay qaaday wasaradda Waxbarshada KG Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xafladdaan lagu qabtey iskuulka hoose /dhaxe sare Kaafiye ee Magaalada Baydhabo ayey muhiimadeeda aheyd xaflad loo qabtey ardeydii sanadkaan ka qeyb galey imtixaankii dugsiyada sare 2020- 2021 ay qabatey wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan xafladda ayaa waxaa lagu abaal marinaayey Maryan nuur Salaad oo sanadkaan kaalinta koowaad u gashey iskuulka iyadoona lagudoonsiyey neef geel ah taasi oo ah mid dhiira galin u ah iyada iyo kuwa kale ee dhigta iskuulka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here