Wasiirka Cadaalada KG Oo kulan Laqaatey qeybaha kala duwan ee Garsoorka Koonfur Galbeed.

0
225

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbur ayaa waxaa uu kulan la qaatey qeybaha kala duwan ee Garsoorka maamulka koonfur galbeed oo uu hor kacaayo Gudoomiyaha maxkamada sare konfur galbeed soomaaliya Ahmed Ali Muuse.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here