Qaar Ka Mid ah Wadayaasha gaadiidka gaar ahaan bajaajleyda oo Cawasho ka Muujiyey Wadooyinka qaar ee Magaalada Baydhabo.

0
379

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa soo badaneya burburka iyo daryeel la,aanta wadooyinka qaar ee magaalada Baydhabo taasi oo cabasho badan ay ka keeneen daraawaliinta wada baabuurta nocyadooda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here