Jaamacada Plasma xaruunteeda Baydhabo Oo Munaasabad difaacashada buuga heerka 1aad ee jaamacada Loogu qabatey Qaar ka mid ah Ardeyda

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan ayaa waxey aheyd difaacashada buugga dufcaddii 1 aad jaamacadda balasma ee Magaalada Baydhabo, waxaana munaasabadda ka soo qeyb galey maamulka iyo maclimiinta jaamacadda barfasoorin wax ka dhigaan jaamacadaha qaar ee Magaalada Baydhabo waalidiin iyo sharti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumey.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here