Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo ku Qabatey Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Qorshaha Istarajiyadda Waxbarashada.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiir ku xigeenka wasarada waxbarshada dowlada goboleed KGS ENG Abdifitaax Isaaq Maxamed ayaa waxaa uu magaalada baydhabo Ku daah furey kulanka wada tashiga qorshaha istiraajiyada Waxbarashada degaanada Koonfur galbeed soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here