Qoysas sedax sano ka hor ka soo Barakacey Gobolka Bakool, kuna sugan Magaalada Baydhabo Oo Dalbadey Gar gaar Deg deg ah.

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaamka barkacyaasha Tawakal 3 ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku nool oo weli marti ku ah boqolaal qoysas ah oo mudo sedax ka hor ah ay ka soo barkaceen Degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka bakool ee koonfu galbeed soomaaliya kuwaasi halkaani u soo doonteen in ay helaan nolol ka duwan midii ay horey ugu soo barkaceen degaanadii ay ku nolayeen.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here