Mid Ka Mid ah Aqoonyahanada Magaalada Baydhabo Oo Bulshada Uga Digay Ka Ganacsiga Waxyaabaha Maanka Dooriya

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isticmaalka iyo Ka Ganacsiga Daroogada ayaa dalal badan Caalamka kamid ah Mamnuuc ka ah Kadib Markii la arkay Saameynta ay Bulshada Ku leedahay,Soomaaliya oo ah Dal aad U nugul islamarkaana awood badan aysan u lahayn Xakameynta Isticmaalka Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Ka Ganacsoigooda waxaana ay kamid yihiin Waxayaabaha ugu badan ee dhaqaale Lagu sameeyo Sida Xashiishka Qamrida Tubaakada Khaadka kuwaasi oo La rumeysanyahay inay ku reebtey Saameyn dhaqaale mid Caafimad iyo Mid Bulshaba.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here