Munaasabad ay ku Qalin jabineyeen Duf-Cadii 4aad iyo 5aad ee Jaamacada Ganaane oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad ay Ku Qalin jabineyeen Duf-Cadii 4aad iyo 5aad ee Jaamacada Ganaan ayaa Waxaa lagu Qabtey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, Waxaana Munaasabada Ka Soo Qeyba Galey Wasiirka Wasarada Diinta iyo Awqaada ee Dowlada Goboledka KGS, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Gudoomiyaha Jaamacada Ganany Macalamiin Culmaawudiin Waladiin Ardey iyo Marti Sharaf Kale.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here