Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Koonfur Galbeed Oo Tababar u furtey daryeelayaasha Xoolaha.

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan ayaa loo qabtay daryeelayaasha xoolaha oo laga soo xulay 25 tuulo oo ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya , waxayna ka kooban yihiin 50 qofood, waxaana si gaar ah loo bari doona sidii kor looga qaadi lahaa xananeyta xoolaha waxana tuula walba laga keenay 2 qofood.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here