Maamulka Gobolka Baay oo kormeerey kaamamka qaar ee Magaalada Baydhabo.

0
242

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka iyo Dadka Barakacyaasha ee ku nool Kaamka Albaraka 2 Ee Magaalada Baydhabo ayaa si weyn u soo dhaweeyay Maamulka Gobalka Baay iyo ku xigeenadiisa oo kormeer ay ku tageen qaar ka mid ah Kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here