Baydhabo(Radio Arlaadi)-Markaad dhaxmareysid Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay indhahaaga qabanayaan Xoolo fara badan oo dhax taagan Sida Ariga iyo Dameeraha kuwaasi dhibaatooyin kala duwan ku haya Bulshada Magaalada haba ugu dhib badnaatee Suuqa magaalada Kuwaasi oo ay ku Saxroodaan.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade