Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Waxbarashada KGS ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe, sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Waxaa Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Lagu qabtey Munaasabad Abaal marin iyo dhiiri gelin dhamaan ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe iyo Dugsiga Sare ee sanadkan.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade