Madarasada Nuurul Qur’aan Oo Shahaadooyin lagu gudoonsiiyey Ardey dhameysatey Xifdinta Qur’aanka kariimka.

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ardeydaan oo dhameysatey barashada xifdinta qur’aanka kariimka ayaa waxaa magaalada baydhabo lagu gudduunsiyey shahaado sharaf oo ay ku muteysteen mudada kooban ay ku barteen qur’aanka kariimka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here