Qasaaraha uu dhaliyay dabka Turkiga oo korodhay.

0
184

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dalka Turkiga ayaa waxa uu wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood ah, kaasi oo weli la xakameyn la’yahay.

Dabkan oo ku faafay dhul baaxad weyn, ayaa waxaa illaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof.

Dowladda Turkiga ayaa dhaleeceyn kala kulmeysa in dayuuradaheeda nuuca dab damiska ah aysan si wanaagsan u howlgalinin maadama wali qasaaraha uu sii socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here