Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan Lagu dhiirigilinayay Macalimiintii ka qeyb gashay Tababar Aqoon Kororsi ah Dugsiyada Quraanka eek u yaala Magaalada Baydhabo waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Culumahudiin iyo Marti Sharaf kale Tababarkaas oo socday Mudo Todoba beri.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade