Wasiirka Wasaarada Caafimaadka KGS oo Baydhabo ku daahfuray Todobaadka Naas-nuujinta Aduunka.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xuska Todobaadka Naasnuujinta ayaa ah Maalima si weyn Caalamka loogu xuso si Hooyooyinka Lagu baraarujiyo islmarkaana la xasuusiyo in ay Caruurta si wanaagsan loo Naasnuujiyo taasi oo qeyb weyn ka qaadan karta Caafimaadka Caruurta iyo Korinteeda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here