Shirka Wadatashiga Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Baydhabo ka furmey .

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka KGS Ibrahim Adan Ali Najah oo ay wehliyaan, Gudoomiyaha Gobolka Baay , Agaasimaha Madaxtooyada KGS iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta Baydhabo ka furey Shirka Wadatashiga Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here