Maamulka Isbitaalka Tiirow oo ka hadley howlaha caafimaad ee ay u hayaan shacabka Degmada Baydhabo.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isbitaalka Tiirow oo kamid ah kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa wuxuu qabtaa adeegyo badan oo caafimaadka, wuxuuna qabtaa bukaan socod iyo kuwa jiifka ah ee u baahan in ay helaan adeeg caafimaad oo wanaagsan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here