Gudoomiyaha Gobolka Baay oo Kawarbixiyay Qorshaha Maamulka Gobolka.

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Gobalka Baay Cumar Cali Isxaaq Balash oo dhawaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen u Magacaabay Xilka gudoomiyaha Gobalka Baay ayaa ka warbixiyay Qorshaha Maamulkiisa cusub u dejiyay Howlaha hor yaalo ee ku saabsan Hormarinta Degmooyinka Gobalka Baay.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here