Wasaaradda Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha KGS oo Magaalada Baydhabo ku soo xirtey Aqoon is-weydaarsi ku Saabsan Ololaha Wacyi-galinta iyo isticmaalka Solarka.

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan Ayaa waxaa soo Agaasimey wasarada tamarta iyo khayraadka biyaha dowalada Gobaleedka koonfur Galbeed soomaaliya oo la kaashanaysa wasarada tamarta iyo khayraadka biyaha dowalada federaalka soomaaliya, Waxaana ka soo qeyb galay xubno ka tirsan wasarada tamarta iyo khayraadka biyaha dowalada Gobaleedka koonfur Galbeed soomaaliya iyo qaar ka mid ah shirkadaha Iibiya solarka masuuliyiin ka socda iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here