Ururka Dedo oo kulan dhiira galin ah u sameeyey ardeydii kaalimaha hore ka galeen imtixaankii dugsiyada sare ee Dalka

0
365

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka horumarinta Degaanka Ee Dedo ayaa dhiira-galin iyo hambalyo u sameeyey dhalinyaradii imtixaanka degsiyada sare ee dalka kaalmaha hore ugu galey koonfur galbeed kuwaasi oo sidoo kale gudoonsiyey dhamaantooda shahaado sharaf.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here