Garoonka Diyaaradaha Degmada Baydhabo Oo Laga Furey Saldhig Boolis.

0
255

Masuulin Katirsan Maamulka koonfur galbeed oo ugu horeeyo Wasiirka Amniga Gudaha Isaaq Cali Subag, Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed, Taliyaha Booliska Gobolka Baay Amiin Cusmaan, Gudoomiyaha Gobolka Baay Cumar Cali Balash, Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Adaan Cali, Taliyaha Ciidamada Booliska Amisom iyo saraakiil kale oo ka socotey amisom ayaa ka qeyb galey furitaanka Saldhig Cusub Oo Lagu Dhisey Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Baydhabo oo Dhismihiisa Gacan Weyn Ay Ka Geysatey Ciidamada Amisom.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here