Maamulka Degmada Baydhabo oo Kulan Looga hadlaayey Dardargalinta Goosashada Sabr-Loogoyinka Dhululka La Qaatay Gudoomiyaasha Tobanka Xafadood ee Magalada Baydhabo.

0
454

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si Loo dardargeliyo Howlaha Dowlada Hoose Ee bixinta Sabarloogooyinka dhulalka ayaa waxaa arintaasi Kulan ka yeeshay Maamulka Degmada Baydhabo ayagoo kala hadlayay Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here