Dhismaha Masjidka Mursal Ee Magaalada Baydhabo Oo Meel Wanaagsan Mareya.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Meel Wanaagsan Marayaa Mashruuca Balaarinta Dhismaha Masjidka Musal Xaafadda Horseed ee Magaalada Baydhabo kaasi oo mudooyinkaaniba dhismihiisa uu soo socday iyadoona dhismaha masjidka gacan weyn ay ka geysanayaan dadka muxsiniinta ah ee ku kala nool dalka iyo dibaddiisaba gaar ahaan Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here