Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Ururka Qareenada Koonfur Galbeed Abukate Cumar Macalin Abdi oo Wareysi uu Siiyey Idaacada Arlaadi Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu aad uga hadlay Muhiimada KG u leedahay in La helo Qareenada ka qeyb gala Dacwadaha Ciqaabta ah oo ay qaadayaan Maxkamadaha KG.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade