Dhalinyarada ku Shaqeysata Foornooyinka Magaalada Baydhabo Oo Ka Warbixiyey Caqabadaha ay la kulmaan.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar kamid ah dhalinyarada Maglaalada Baydhabo oo siyaabo kale duwan ugu maareeya nolasha reerahooda, Waxaana dhalinyaradan ay yihiin  kuwa ku shaqeysta foornooyinka magalada Baydhabo oo ay sameyaan waxa yaabaha mac macaanka ah oo bulushada si weyn u isticmaasha sida buskud iyo rootiga nocyadooda kala duwan iyo iyo wixi lamid ah.

Warkan waxaa inoo haya Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here