Mid Ka mid ah Ganacsatada Magaalada Baydhabo Oo Ganacsatada ugu baaqey inay ganacsigooda ku taageeraan Dhalinyarada u baahan Shaqo Abuurka.

0
399

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shuceb Isaaq waxaa uu kamid yahay ganacsatada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay muddo sanado ah ayuu ku dhax jiraa ganacsigaani, Shuceb ayaa wuxuu ganacsiyo kala duwan uu ka soo qabtey gobolada dalka soomaaliya iyo dalka banaankiisa taasi oo keentey in manta fikir fiican ka heysto arimaha ganacsiga iyo guulo weyn oo ka gaarey asigoo markiisa horeba ka soo bilaawey meel hoose ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here