Dhalinyarada Isticmaasha Maandooriyaha kala Duwan Oo Ku Soo Badanaya Magaalada Baydhabo.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa sii kordhaya dhalinyarada isticmaasha maandooriyaha noocyadooda kala duwan iyadoona dhalinyarada isticmaala maandooriyaha ay iskugu jiraan kuwo da’ ah iyo carruur 15 sano jiro ah kuwaasi oo xiligaani ku dayacan boondooyinka gaadiidka lagu dhaqo ee ku yalaan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here