Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS Oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020-2021.

0
330

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadan lagu shaacinaayay Natiijada Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020-2021  ayaa so qaban qaabisay  Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS, waxaana Imitaxaanka ka qeyb galay Sanadkaan 34345 arday oo ku kala sugan goboladda dalka iyo Caasimadda Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here