Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Baydhabo Oo dhalinyarada Ugu baaqay in ay ka qeyb qaatan Dooroshooyinka Dalka.

0
381

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo Soomaaliya dhawaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Guud Labada Aqal Barlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxtooyada islamaarkaana la soo saaray Jadwalkii Doorashada lagu Maamuli lahaa,ayaa waxa jirta baaqya lagu dhiirigilinayo dhalinyarada Sooaaliyeed inay qeyb weyn oo Muhiim ah ka qaataan ka qeyb galka Doorashada Haday ahaan lahayd Ergooyinka wax dooranayaa iyo Xilibaanada la dooranayo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here