Canada oo dalkeeda u oggolaatay dadka Mareykanka ah ee qaatay tallaalka COVID19

0
218

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dowladda Canada ayaa sheegtay in laga bilaabo Sagaalka bisha August, dadka Maraykanka ah ee sida buuxda u qaatay tallaalka xanuunka COVID-19 loo ogolaan doono inay dalka Canada soo gali karaan, kaddib 16 bilood oo xuduudda Canada ay ka xirneyd muwaadiniinta Mareykanka ah.

Dadka u dhashay dalalka kale ayaa iyagan loo ogolaan doonaa inay Canada galaan 7-da bisha September haddii ay tallaalka si buuxda u qaateen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here