Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Damaashaadka Maalinta koowaad ee Ciidda Carafo awgeed isugu Hambaliyeeyay.

0
212

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dabaaldega Munaasabada Ciidul Adxa Maalinkii Koowaad guud ahaan Caalamka Wadamada Muslimka Ayaa Loogu dabaaldegay gaar ahaan Soomaaliya, Magaalada Baydhabo Waxay kamid ahayd Magaalooyinka Sida weyn Loogu dabaaldegay iyadoona dadka Salaada ku ogeen Masaajidaha Ku yaala Magaalada, dadka ayaa ahaa kuwa aad u Faraxsan islamarkaana isugu Hambalyeeynayay Munaasabadaan weyn.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here