Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo xariga ka jarey xabsiga ugu weyn Koonfur Galbeed oo Baydhabo laga hirgeliyey .

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan xariga looga jaraayey saldhigan weyn ayaa waxaa ka qeyb galey Wasiirka wasaarada cadaalada ee dowlada federaalka Soomaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca, taliyaha ciidanka asluubta somalaiyeed G.Mahad C/raxmaan Aadan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here