Xaruumaha lagu tolo dharka kala duwan ee Magaalada Baydhabo oo mashquul xoogan ka jira.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sharqaamaha lagu tolo dharka noocyadooda kala duwan ee Magaalada Baydhabo ayaa maalmahaan waxaa si aad ah uga socdaan diyaar garowga Ciidul Adxa iyagoona sanadkaani ay soo kordhiyeen dhar ka duwan sanadihii hore.

Waxaan booqdey qaar kamid ah sharqaamaha dharkaasi lagu tolo si aan wax ugu soo ogaado sida ay shacabka diyaar ugu yihiin Ciidda oo maalmo kaliya ay oo dhiman yihiin.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here