Ardey Baratey Xirfada Computer-ka Oo Maalada Baydhabo Xaflad loogu Qabtey.

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munasabadan ay ku qalan jibinayeen ku dhawaad 60 Ardey oo dhamaysatay Xirfada Computer ka oo ku dhameystay Machadka Marwaaz InsTuuTE OF IN FORMATION Technology ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socday Maamulka Degmada Baydhao, Waaladiin, Maamuliyaasha qaar ka mid ah iskuulada Baydhabo iyo Marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here