Shir looga hadlaayey Xariirka Wadashaqeeynta Hay’addaha Iyo Dowladda Oo Baydhabo Ka dhacey.

0
193

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey Magaalada Baydhabo ku qabatey shirka wadatashiga hay’adaha iyo dowladda kaasi oo lixdii biloodba hal mar ay qabato wasaaradda, waxaana ka soo qeyb galey hay’adaha kala duwan ee ka howgala degaanadaan iyo maamulka degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here