Kulan la iskaga Xog wareysanaayey Barnaamijka ILED Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
219

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan oo uu shir gudoominaayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed Isxaaq Fanax ayaa qeyb ka ahaayeen dhamaan Sideeda Wasaaradood ee ku mideysan Mashruuca ILED, waxaana ka qeyb galay Agaasimiyaasha Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlad-Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Masuuliyiin ka socday Hay,adda Qaxootiga Koonfur Galbeed.

Waxaana kulanka looga hadlay Waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradaha Sedaxdii bilood ee la soo dhaafay iyo Caqabadaha ay la kulmeen waxaana kulanka marka uu soo idlaaday Warbaahinta la hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed Isxaaq Fanax.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here