Xaalad dhaqaalo yari ah oo soo wajahdey Tima Jariyaasha Magaalada Baydhabo.

0
210

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isbedel weyn oo dhanka dhaqaalaha ah ayaa soo wajahdey qaar kamid ah tima jariyaasha ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay taasi oo sabab u ah lacagtii ay ka heli jireen macamiishooda ama kuwa caadiga ah ee tima ay u jari jireen.Sida caadiga ah ganacsiga ayaa ah mid xili kastaba hadba si isu bedela taasi oo keeni karta helida lacagta ama waxyaabah aad ka ganacsato.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here