Aqoonyahanada Ku Sugan Magaalada Baydhabo Oo ku baaqay in ay dadka Soomaaliyeed ay iska joojiyaan ku dhaqanka Qabyaalada.

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka Soomaaliyeed ayaa Sodonkii sano ee la soo dhaafay ahaayeen kuwa si weyn u isticmaalayay ku dhaqanka Qabyaalada iyadoona arimahaasi dad badan loo dhibaateeyay guud ahaana ay saameysay Dowladnimadeena.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here