Mid ka mid ah Ardeyda Barata Cilmiga Xanaanada Xoolaha Oo Ka hadlay Muhiimada Barashada Cilmiga dalka u leeyahay.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Barashada Cilmiga Xanaanada iyo Xoolaha ayaa Soomaaliya Muhiim u ah Maadama Dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa boqolkiiba inka badan Lexdan Beeralay iyo Xoolo dhaqata sidaa darteed ayay Hada dhalinyarada wax kabarata Jaamacadaha dalka iyo kuwa dibada ku baraarugeen inay Si aad ah u bartaan Cilmigaan Xanaanada Xoolaha.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here