Dr Rabaani Wuxuu ka mid yahay Dhaqaatiirta ka howlgasha Cisbitalka Hoseed ee Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay oo wareysi siinaayey Radio Arlaadi ayaa ugu horeyn ka warbixyey Wax uu yahay Cudurka Dhiikarka xili uu marti ku ahaa Barnaamijka Waxbarashada ee Idaacada ka baxa.
cod
dhanka kale wuxuu tilmaamey Saameynta uu leeyahay Cudurkaasi.