In kabadan 300 qof oo cudurka Kalooraha ugu geeriyootay dalka Nigeria.

0
191

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Warbixin sanadle ah oo ka soo baxay xarunta Qaranka ee la dagaalanka cudurada dalka Nigeria ayaa lagu sheegay in in ka badan 325 Qof ay cudurka kaloora ugu Geeriyooden wadankaasi tan iyo horaantii sanadkaani.

Cudurkaas ayaa ku faafay ilaa 15 gobol oo ku yaala dalkaasi Nigeria.
Saraakiisha caafimaadka ayaa la tacaalaya cudurkaan sidii ay u xakamen lahaayeen kaas oo ay sababeen biyaha wasaqeysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here