Masjidka Carabta ee Baydhabo oo lagu Qabtey Muxaadaro ku saabsan Faa,iidada 10 ka hore ee Bisha Carafo.

0
380

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa curatey bisha carafo oo umada muslimka ah ee daafaha dunida ku nooli uga dhigan bil barako waxaana culimada muslimku sheegeen in maalmaha ugu horeeya ee bishan carafo ay mudantahay in laga fa,ideysto lana soomo si uu eebe danbi dhaaf uga dhigo umadiisa.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here