Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG oo Deeq Raashin ah gaarsiiyey qaar kamid ah Dadka danta yer ee ku nool Magaalada Baydhabo.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qoysaskaan Gargaarka la gaarsiiyay oo ka badan kun qoys ayaa isuga jira kuwa uu lexaadkooda dhimanyahay iyo kuwa daruuf dhanka Nolosha ah ku heysata magaalada Baydhaba.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here