Aabe Soomaaliyeed Oo fursad shaqo u noqatey iibiinta Camabaha

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Camabaha ayaa Waxa uu ka Mid yahay Khudaarta si Weyn loogu isticmaalo Soomaaliya xiligan waa xili khudaata Soomaliya ay soo godo waxaana suuqyada khudaarta Baydhabo soo buuxdhaafiyey khudaarta qeybaheeda kala duwan wallow uu u badan yahay miraha.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here