Kulan Looga hadlaayey Qoondada Haweenka Iyo Doorkooda Siyaasada Oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhabo.

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankii socdey sadaxdii maalmeed ee la soo dhaafey oo looga hadlaayey koontada haweenka ay ku leeyihiin baarlamaanka dowlada faderaalka soomaaliya ayaa lagu soo xirey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Kulanka oo soo qaban qaabisey gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka koonfur galbeed ayaa xiritaankiisa goob jog ka ahaa odiyaasha dhanka iyo haweenka ku jira barlamaanka koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here