Bakhaarleyda Iibiya Raashiinka ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegey in kor u kac ku yimid Raashiinka.

0
212

Baydhabo(Radio Arlaadi)- isbucaan gudihiisa ayaa saro u kac ku yimid lacagta la kala siisto rashiinka noocyadiisa kala duwan gaar ahaan bur, bariis, baasto, sokor iyo saliid taasi oo loo sababeeyey lacago dhereed ah oo lagu darey rashiinka iyo qaarkood oo ka yaradeen Magaalada Muqdisho oo ah meesha ugu weyn ee ganacsatada Magaalada Baydhabo ay ka soo adeegtaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here